(Sawirro) Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha cusub ee Ruushka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday Soomaaliya. Danjiraha Ruushka Mudane Mikhail Golovanov oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka … Continue reading (Sawirro) Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha cusub ee Ruushka